wargeyskadawan.com
Waran-cadde oo ku Baaqay in Tallaabo Laga Qaado Salaadiin Bulshada Kala Qaybinaysa
Hargeysa(Dawan)- Siyaasiga Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ciidammada ammaanka iyo Hay’adaha sharciga u soo jeediyay in tallaabo laga qaado qaar ka mid ah salaadiinta Somaliland ee warbaahinta isku …