wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Midowga Yurub Kala Hadlay Inay ka Taageeraan Kaabeyaasha Dhaqaalaha iyo Dugsiyada Farsamada
Hargeysa(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay la kulmay Safiirka Midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Veronique Lorenzo, oo boo…