wargeyskadawan.com
Wakhtiga Imtixaanka ay Gelayaan Ardaydii Dhacday Sannadkii Hore oo la Shaaciyey
Hargeysa(Dawan)- Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, Mudane Daa’uud Axmed Faarax, ayaa shaaciyey in imtixaankii shahaadiga ahaa ay geli doonaan ardaydii dhacday sannadkii hore ee furs…