wargeyskadawan.com
Wasiir Koore oo Booqday Biyo Ballaadhin Laga Fulinayo Berbera
Berbera (Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa shalay kormeer ku tagay ceelasha biyaha ee Faro-deero iyo Laasgu…