wargeyskadawan.com
Go’aan laga soo Saaray Xaraashka Raashinka Gargaarka ah
Hargaysa (Dawan)- Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar garowga aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Somaliland Faysal Cali Sh. Maxamed, ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ciddii l…