wargeyskadawan.com
“Wasaaradda u Haysata Inay Gaadhiga u Shaqeeya Leedahay Sidaasi ma Shaqeynayso”
Hargeysa(Dawan)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa daah-furay Barnaamij lagu tiro koobayo gaadiidka dawladdu leedahay (GT) ee k…