wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Dejinaysa Siyaasadda Isticmaalka Shillinka Somaliland
Hargeysa(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay siyaasad lagu maamuli doono lacagta shillinka Somaliland isla markaana kor loogu qaadayo qiimaha lacagta dalka