wargeyskadawan.com
Dawladda Somaliland oo Shaacisay inay Samaynayso Xeerkii Hawl-gabka iyo Mag-dhowga Shaqaalaha
Hargeysaa (Dawan)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisey inay samaynayso xeerarkii hawl-gabka iyo mag-dhowga Shaqaalaha dawladda.waxa kaloo ay caddaysay in hawl-wadeennada dawladdu aana…