wargeyskadawan.com
Komishanka oo ka Hadlay Maalinta ay Qabsoomayaan Doorashooyinka Wakiillada iyo Degaanka
Hargaysa (Dawan)-Guddiga doorashooyinka qaranka jamhuuriyadda Somaliand, ayaa shaaca ka qaaday in doorashooyinka golaha Wakiillada iyo goleyaasha degaanka ay isku mar dalka ka dhici doonaan horaa…