wargeyskadawan.com
Xildhibaan soo dhaweeyey Booqashadii Wasiirka Hawlaha Guud ee Buuhoodle
Hargeysa (Dawan)- Xildhibaan Cismaaan Faarax Warsame Jiciir, oo ka mid ah mudanayaasha golaha degaanka degmada Buuhoodle, ayaa bulshada degaankaas ku amaanay sidii ballaadhnayd ee ay u soo dhaweey…