wargeyskadawan.com
Komishanka iyo Interpeace oo ka wada Hadlay Arrimo Khuseeya Doorashooyinka
Hargeysa(Dawan)- Komishanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan kula yeeshay xaruntooda masuuliyiin ka socday Hay’adda Interpeace.