wargeyskadawan.com
Somaliland iyo Masar oo ka Wada Hadlay Xoojinta Cilaaqaadka Labada Dal
Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Masar oo uu hoggaaaminayoo safiirka dalkaasi u qaabilsan …