wargeyskadawan.com
Xisbiyada Mucaaridka ah oo Taageeray Heshiiska Lagu Horumarinayo Dekeda Berbera
Hargeysa (Dawan)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa soo dheweeyay heshiiska saddex geesoodka ah ee kowdii bishan ku dhex maray, Dalka Imaaraadka Carabta, wadamada Somaliland, Ethopia iyo shirkadd…