wargeyskadawan.com
Shacbiga Somaliland oo ku Diirsadey Farriintii Madaxweynuhu u Diray Dawladda Muqdisho
Hargeysa (Dawan- Shacbiga ku dhaqan caasimadda Hargeysa ayaa si weyn ugu diirsadey jawaabtii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, siiyay siyaasiyiinta Dowladda taagdaran ee Muqdisho ee dhawaanahan ku howl…