wargeyskadawan.com
Xildhibaan Budeeye oo ku Baaqay in loo Gurmado Beelaha ku Dagaalamay Buuhoodle
Hargaysa (Dawan)- Xildhibaan Cabdixakiim Faarax Budeeye, oo ka tirsan mudanayaasha golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray laba beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhex…