wargeyskadawan.com
“Berberi Waa Somaliland ee Muqdisho Maaha Taladeedana Annaga Ayaa Leh” Guddoomiyaha Guurtida
Hargeysa (Dawan):- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo maalmihii u dambeeyay ka soo yeedhayay madaxda dawladda Soomaaliya ee ciidamad…