wargeyskadawan.com
Shirkadda HASS PETROLEUM oo Daah-furtay Adeeg Casriga ah oo Wax Badan ka Taraya Ilaalinta Deegaanka Somaliland
Hargeisa (Dawan) – Shirkadda HASS PETROLEUM ayaa shalay magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland ku daahfurtay adeega casriga ah ee HASS GAS oo ah gaasta cuntadda lagu kariyo, kaas oo ah adeeg w…