wargeyskadawan.com
Xisbiga UCID oo Somalia ku Sifeeyay Cadawga Ugu Weyn ee Somaliland
Hargaysa (Dawan)- Xisbiga mucaaridka ah ee caddaalada iyo daryeelka UCID, ayaa cadawga ugu weyn ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tilmaamtay dawladda taagta daran ee Soomaaliya, waxaanay ku eedeeyeen …