wargeyskadawan.com
Dawladda Imaaraadka Carabta oo Tababaraysa Ciidammada Somaliland
Dubai (Dawan)- Dalka Imaaraadka Carabta ayaa tababari doono Ciidammada Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo qeyb ka ah heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Millateri ee Imaaraadka Carabtu ka sameysanayo m…