wargeyskadawan.com
“Heshiiska DP World Wuu Fuliyaa, Arrinka Baarlamaanka Somaliyana Waa Hadal Layska Yidhi’’ Madaxweyne Muse
Dubai (Dawan)- Madaxweyne Muse biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiska Somaliland iyo DP World uu fuli doono, isla markaana aanu khusayn codka Baarlamaanka Somalia ee ka dhanka ah heshiiskaa. Madaxwe…