wargeyskadawan.com
Wajiga Labaad ee Tallaalka Jadeecada oo Berri Dalka Ka Bilaabmaya “Wajigii koobaad waxa lagu tallaalay carruur aad u badan Axadana waxa loo gudbayaa hawlgalkii labaad” Agaasimaha guud Waraysi gaar ah
Hargeysa (Dawan)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa soo gunaanaday wajigii koobaad ee tallaalka xanuunka Jadeecada oo ka socday magaalooyinka waawayn ee Somaliland iyadoo lagu tal…