wargeyskadawan.com
Xildhibaan Dhakool oo Dhaliilay Xeerka Kufsiga ee Horyaalla Wakiillada
Hargaysa (Dawan)- Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, ayaa si adag u naqdiyay xeerka ka hortaga kufsiga oo golaha wakiilladu hore u ansixiyay balse uu dib ugu soo celiyay golaha Guurtida Somaliland, …