wargeyskadawan.com
Golaha Deegaanka Gabiley oo Fuliyay Olole Nadaafadeed
Gabiley (Dawan) -Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley iyo Dawladda hoose ee Degmadaasi oo ay horkacayaan Maayarka Degmada Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi iyo Xogahayaha Dawladda hoose Mustaf…