wargeyskadawan.com
“Waddani-yoow Beenta aad Samayseen ha Rumaysannina” Jaamac Shabeel
Hargaysa (Dawan):- Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen Gudiga D…