wargeyskadawan.com
Baarlamaaka Canada oo Somaliland ku Ammaanay Hannaanka Doorashada
Otowa (Dawan)- Golaha Baarlamaanka dalka Canada ayaa lagaga hadlay hannaanka dimuqraadiyadeed ee ay cagta saartay Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana si weyn loogu faaqiday doorashadii madaxtooyada e…