wargeyskadawan.com
Suldaanka Guud ee Gobolka Badhan oo Marti-qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland
Badhan (Dawan)- Suldaanka guud ee gobolada Badhan iyo Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa qado sharaf ku maamuusay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, Sharma’arke Axmed…