wargeyskadawan.com
Guddoomiye Xil ka Qaadistiisa Soo Dhaweeyay Madaxweynahana ku Bogaadiyay
Gabilay (Dawan)- Guddoomiyihii hore ee gobolka Gabilay Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa soo dhaweeyay xil ka qaadistiisa, isla markaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi k…