wargeyskadawan.com
Golaha Guurtidda Oo Ansixiyey Xeerkii Kufsiga oo ay Shareecada Waafajiyeen
Hargeysa (Dawan)- Fadhigii Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyey laba xeer oo muhiim …