wargeyskadawan.com
Haween ku Caydhoobay Abaaraha oo Gurista Jayga ku Masruufa Qoysaskooda
Hargeysa (Dawan)- Qaar ka mid ah haweenkii ku caydhoobay abaarihii kala danbeeyay ee wadanka ka dhacay ayaa gurista iyo xaadhista jayga ku masruufa carruurtooda. Kuwaasi oo jayga ka gura agagaarka …