wargeyskadawan.com
Safiirka Itoobiya oo Amaanay Kaalinta Shacabka Somaliland ka Qaatay Biyo-xidheenka ABBAY
Hargeysa-(Dawan)- Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland Mr. Berhe Tesfay ayaa shaaciyey in dalkiisu ku guulaystay dhinaca dublamaasiyada inuu caalamka fahamsiiyo faa’iidooyinka dhismaha biyo…