wargeyskadawan.com
Mary Harper oo Sharraxday Taabgaabnida Dawladda Soomaaliya iyo Horumarka Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Tifaftiraha Idaacada BBC-da ee Afrika, Mary Harper, ayaa qirtay fadhiidnimada xukuumadda Soomaaliya, halka ay Jamhuuriyadda Somaliland-na ku tilmaantay dawlad aan la ictiraafin oo…