wargeyskadawan.com
Khilaaf ka Dhex-qarxay Xisbiga Waddani iyo Cirro oo Loogu Baaqay Inuu Is Casilo
Hargeysa (Dawan)- Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI , waxaana xogyaha guud ee xisbigaas Maxamed Cabdillaahi Uur-cade uu sheegay in la gaadhay xiligii uu guddoomiye …