wargeyskadawan.com
Madaxweynaha oo Maalin Gaar ah u Asteeyay Daryeelka iyo Ilaalinta Dhirta
Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu soo saaray waxa ku asteeyay maalinta dhirta Somaliland oo loo qoondeeyay in ay noqoto 15-ka bisha…