wargeyskadawan.com
“Anigu Xilka Waan Necebahay Wasiirada Deegaankayguna Way Igaga Habboon yihiin”
Hargaysa (Dawan)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE Xuseen Aadan Cadde,ayaa sheegay in uu ku qanacsan yahay isla markaana uu garab taagan yahay xubnaha ay isku deegaanka ka soo je…