wargeyskadawan.com
Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex oo Xilka la Wareegay
Hargeysa (Dawan)- Badhasaab ku xigeenka cusub ee Gobalka Maroodijeex Khadar Baaruud oo dhawaan madaxweynaha Somaliland xilkaasi u magacaabay ayaa shalay si rasmi ah xilka ugala wareegay Badhasaab k…