wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha oo Gobolka Sool Beero uga Qodaysa 110 Qoys
Laascanood (Dawan)-Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa 110 qoys oo danyar ah beero uga qodaysa gobolka Sool,waxaanay wasaaraddu qarashkii loogu qodayay beeraha boqol iyo tobanka qoys ay ku wareejisa…