wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo ku Talisay in Wada Hadal lagu Dhameeyo Khilaafka Xisbiga Waddani
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani in ay ku dedaalaan sidii ay khilaa…