wargeyskadawan.com
Taliye Taani oo Furay Dhisme Casriya oo loo Dhisay Sarkaashiisa
Hargeysa (Dawan)- Xarunta miiska sarakaashi ee ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa laga hirgeliyey dhisme casri ah oo ka kooban toban qol oo jiif ah, berkad iyo goobta lagu sameeyo rood…