wargeyskadawan.com
Madaxweynaha oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Khudbad Muhiim ahna ka Jeediyey
Hargeysa (Daan): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kormeer ku tegay xarunta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta caasimadda Hargeysa.