wargeyskadawan.com
Maamulaha Madaarka Hargeysa oo Jawaab ka Bixiyay Dacaayado Garoonka Laga Faafiyay
Hargeysa (Dawan):- Maamulaha Madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa waxba kama jiraan iyo dacaayado been abuur ah ku tilmaamay warar laga qoray. garoon…