wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Bilowday Qorshe Lagula Xisaabtamayo Hay’adaha
Hargeysa (Dawan)- Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta Somaliland, ayaa Awaamiir culus ku soo rogtay Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ee ay wada-shaqaynta leeyihiin.