wargeyskadawan.com
Garab ka Mid ah Xisbiga WADDANI oo Dacwad ka Gudbiyay Guddoomiye Cirro
By: Saciid Cagjar Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha garabka la baxay badbaada Xisbiga Waddani Cismaan Ibraahim Cismaan (Qawdhan) ayaa sheegay in ay maxkamadda u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Guddoomiye …