wargeyskadawan.com
Somaliland oo laga Xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Hargeysa (Dawan)- Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa ayaa shalay lagu qabtay munaasibad lagu weynaynayo xuska maalinta shaqaalaha Aduunka, oo sannad walba xiligan oo kale kowda bisha M…