wargeyskadawan.com
Madaxweyne ku xigeenka oo ka Hadlay Shaqaaqada Ceel-afweyn Farriinna u Diray Beesha Caalamka
Hargeysa (Dawan):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa si adag uga hadlay shaqaaqada ka soo noq noqotay deegaanka degmada Ceel-afweyn iyo dagaal beele…