wargeyskadawan.com
Dhacdo Xanuun Badan: Wiil 16 Jir ah oo Masiibada Dufaanta Sagar ku Waayey Labadiisa Waalid iyo Walaaladii
Lughaya (Dawan)- Ibraahim Muuse Cabdi oo ah wiil da’ yar oo lix toban jir ah oo wax ka barta deegaanka Gargaara oo ka tirsan degmada Lugyaha ee gobolka Salal , ayaa labadiisi waalid iyo lix carruur…