wargeyskadawan.com
Baanka Dhexe oo ka Hadlay Sababaha Keenay Hoos u Dhaca Qiimaha Shilinka
Hargeysa (Dawan)- Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadlay sababta keentay in qiimaha shillinka Somaliland uu hoos u dhaco qadar dhan 3% marka loo eego halka uu sarifku joogay muddo…