wargeyskadawan.com
Baanka Dhexe ee Somaliland oo Bilaabay Diiwaan Gelinta Sarrifleyaasha Dalka
Hargeysa (Dawan):- Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaciyey inuu bilaabay diwaan gelin uu ku samaynayo sariflayaasha ka hawl gala guud ahaan dalka Somaliland. Diwaan gelinta sariflay…