wargeyskadawan.com
Madaxweynaha oo Tabobar u Soo Xidhay Dufcaddii 29-aad ee u Qalin-Jabisey Ciidamada Booliska
Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii 29-aad ee katirsan ciidamada Booliska oo ka qalin-jabisay dugsiga tababarka ee …