wargeyskadawan.com
Somaliland oo ka Dareen Celisay Lacag ay ugu Deeqday Dawladda Soomaaliya
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhawaysay lacagtii dawladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday deegaanada ay ku dhufatay Duufaantii Sugar ee Xeebaha gobolada Galbeedka…