wargeyskadawan.com
Xubno Ka Mida Golaha Degaanka Gabiley oo Dhaliilo u Jeediyay Maayarkoodda
Gabiley (Dawan): Xubno ka mida xildhibaanadda golaha degaanka degmada Gabiley ayaa eedo culus u jeediyay maayarka magaaladaasi oo ay ku tilmaameen in uu ku kacay musuq maasuq aad u baahsan mudadii …